
Haddaba sidatan u tukada,
Aabbahayaga jannada ku jirow,
Source: "AXDIGA CUSUB oo Rabbigeena iyo Badbaadiyeheena CIISE MASIIX"
magacaagu qoduus ha ahaado.
Boqortooyadaadu ha timaado,
doonistaada dhulka ha lagu yeelo sida jannada loogu yeelo.
Kibis maalin nagu filan,
maanta na sii.
Oo naga cafi qaamahayaga sidaannu u cafinnay kuwa noo qaamaysan.
Oo jirrabaadda ha noo kaxayn,
laakiin sharka naga du.
Waayo, boqortooyada iyo xoogga iyo ammaanta adigaa leh weligaa.
Aamiin.
Somali New Testament (1976)
Contributed by
Wolfgang Kuhl - E-mail WKuhl44238@aol.com

Source: "AVE MARIA in 404 lingue"
Ordine Equestro del San Sepolcro di Gerusalemme, Milano (1931).
Contributed by
David G. Landsnes, MD - E-mail dgwlmd@superlink.net
SECTION INDEX
CONVENT OF PATER NOSTER
CHRISTUS REX
© Copyright Christus Rex, Inc.